Wasaarada Waxbarashada oo shaacisay amar ku socda xarumaha Waxbarashada
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowlada Somalia oo dhaqan-gelineysa amarka Xukuumadda ee ahaa in la xiro goobaha Waxbarashada, waxay fareysaa dalladaha Waxbarashada, Maamuleyaasha Iskuullada iyo Guddoomiyeyaasha Jaamacadaha inay u hoggaamsamaan amarka xiridda goobaha Waxbarashada muddo labo todobaad ah oo ka bilaabaneysa 3-da Maarso 2021. Hoos ka akhriso qoraalka Wasaarada Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho … Continue reading Wasaarada Waxbarashada oo shaacisay amar ku socda xarumaha Waxbarashada
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed